Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Ka Hadlay dagaalo u dhexeeya Laba beelood oo Walaalo ah oo Dib uga Soo Cusboonaaday Koonfurta Gobolka Sool Isla markaana Sababay Khasaare nafeed oo Dhimasho iyo Dhaawac Leh.
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in Gacan Shisheeye ay Ku Jirto Dagaalada Dib uga Soo Cusboonaaday Gobolka Sool DAAWO
