Burco 14. April 2017 (SDN/QJ):- Guddida abaaraha ee Gobolka Togdheer ayaa u Gurmaday Qoysas ay dad kaga Geeriyoodeen Deegaanka Kal Khaliifo,iyadoo dhimashada dadkaasi ay sababtay Xaalada abaareed ee Ka taagan dalka.
https://www.youtube.com/watch?v=xHZ-uX8_n-0
