Boorama 13. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Magaaladda Boorama Socdaal Ku Tegay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wefti uu Hogaaminayo.
Ujeedada uu Daaranaa Socdaal uu Maanta Magaaladda Boorama Ku Tegay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Wefti uu Hogaaminayo DAAWO
