Hargeysa 15. April 2017 (SDN/QJ):- Taliska Sare ee Ciidamadda Booliska Somaliland ayaa Maanta iska Difaacay eedo uga Yimid Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani gaar ahaan Suldaan Daakir oo Taageera Xisbiga Waddani oo Sheegay in Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmed Maxamud Siilaanyo inaanu Hogaaminta Qaranka maamulin.
https://www.youtube.com/watch?v=yLb-rYzueSw
