Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Weriye Cabdisalaan Ibraahin Hereri ayaa Magaaladda Hargaysa Waxa uu Waraysi Kula Yeeshay Weriye Saynab oo ka hawl gasha Telefishanka Waddanka Jabuuti.
Waraysi Xiiso Badan oo Weriye Cabdisalaan Hereri la Yeeshay Gabadh Soomali ah oo Weriye ka ah Telefishanka Jabuuti DAAWO
