Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Waxay ahayd Qiso aad u Soo Jiidatay Bulshada kadib Markii Wiil dhallinyaro ah oo Degan Degmadda Arabsiyo ee Gobolka Gebilay uu Hal Habeen wada Aroosay Laba hablood oo uu wada Jeclaa.
https://www.youtube.com/watch?v=Oj_kBXhj46A
