Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland Kuna abtirsada Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ugu Baaqay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo inuu is Casilo Maadaama Sida uu Xusay ay dhimatay Sharaftiisii.
https://www.youtube.com/watch?v=dhZQPTANRA8
