Caynabo 08. May 2017 (SDN/QJ):- Kadib Markii Shalay Ciidan ka Tirsan Boolisku u diideen Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan inuu Galo Cisbitaalka Degmada Caynabo oo ay u wadeen Deeq daawooyin iyo biyo isugu Jirta ayaa Waxa uu aakhirkii Kaalmadaas ku wareejiyey Odayaal ka mid ah hal doorka Magaaladda Caynabo.
Hogaamiye Xirsi Oo Deeqdii Dawooyinka Ahayd ee Ciidanka Boolisku ka Hor istaageen inuu Geeyo Cisbitaalka Caynabo Ku Wareejiyey Waayeelka Ku Dhaqan Magaaladaasi DAAWO
