Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Md; Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) oo maalmahan safar shaqo ugu maqnaa gobolka Saaxil ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimada S/land ee Hargeysa, isaga oo diyaarad khaasa ka soo raacay magaalo xeebeedka Berbera.
Madaxweyne Siilaanyo oo Ku Soo Laabtay Caasimadda Hargaysa Kadib Markii uu Diyaarad Khaas ah Ka Soo Raacay Berbera & Qaabka uu Diyaarada uga soo Degay oo Dareen abuurtay DAAWO
