Muqdisho 19. May 2017 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa Sheegay in Beesha Gobolka Banaadir Wixii Tabasho ah ee ay Tirsanayaan ay soo Mariyaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana marka ay soo gaadho isaga iyo Madaxweynaha ay ka hawlgeli doonaan.
https://www.youtube.com/watch?v=z-4CLeKeEdI
