Muqdisho 21. May 2017 (SDN/QJ):- Xirfada Farsamada Gaadiidku Waa Mid aanay Inta badan Gelin amase Xiisayn Hablaha Soomaalidu ,Hasa yeeshee Inantan ayaa diiday arrintaasi.
“Laba Sanadood Ayaan Ka Shaqaynayey….Waxaan jeclahay Inaan Garaashyo Yeesho” Nasra Farsamayaqaan Geerashle ah DAAWO
