Hargaysa 21. May 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa Maanta Soo Gunaanaday Dacwad in Mudo ah ku Socotay Laba Sarkaal oo Ka Tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo Kala ahaa Gudoomiyihii Garabka dhallinyarada heer qaran iyo Xoghayihii Ciyaaraha Waxayna Maxkamadu Xoriyadiisii u soo Celisay Gudoomiyihii Garabka Dhallinyarada halka Xoghayihii Ciyaaraha ay ku riday Xukun hal sano oo xadhig ah, Hasa yeeshee Xeer ilaalinta qaranka ayaa Markiiba Waxay racfaan ka qaadatay Go’aanka Maxkamadda.
https://www.youtube.com/watch?v=XemiJJbZ00k
