Boorama 22. May 2017 (SDN/QJ):- Haldoorka Haweenka Gobolada Galbeedka Oo Ku Dhawaaqay Ololaha La Dagaalka Qabyaalada Oo Maraysa Halkii Ugu Saraysay Iyo Fariimo Mihiima Oo ay Warbaahinta Mariyeen.
Haweenka Gobolada Galbeedka Somaliland oo Bilaabay Olole ka Dhan ah Qabyaalada & Fariimo ay direen DAAWO
