Nairobi 27. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadidka Cirka ee Xukuumadda Federaalka Somalia Maxamed Cabdulaahi Salaad ayaa Booqday Xarunta Hay’ada Maamusha Hawada Somalia ee Magaaladda Nairobi.
https://www.youtube.com/watch?v=aulFBwUFpRU
