Hargaysa 05. June 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta JSL Sareeye Guuto Maxamed Cismaan Ibraahim (Xudhuun) Ayaa Ka Waramay Xaalada Maxaabiista Ku Sugan Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Burco.
Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland oo Ka Hadlay Heerka Xannuunka Shuban Biyoodka ee Xabsiga Dhexe ee Burco DAAWO
