Burco 06. June 2017 (SDN/QJ):- Maayirka magaalada Burco, ayaa maayirada kale ee dhiggiisa ah ee goballada Saaxil, Maroodi-jeex iyo Awdal ku canaantay in mudadii uu magaalada Burco ka taagnaa xanuunka shuban biyoodku aanay kala soo qeyb-qaadan sama-ta bixinta iyo badbaadinta shacabka ku dhaqan gobalkaasi, waxaana uu u soo jeediyey talooyinka wax ku ool ah oo ay kaga hortagi karaan xanuunka shuban biyoodka.
‘’Maanta Anagu Waxa Aanu Wax La Qaban Doonaa Ciddii Wax Na Tartay.’’.Maayirka Burco oo Fariin Kulul u Soo Direy Maayirada Dhiggiisa ah DAAWO
