Hargaysa 07. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka cusub ee dhawaan loo magacaabay wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Mudane, Mustafe Faarax Abraar ayaa isaga oon weli la wareegin xilkii loo magacaabay amaan u soo Jeediyey wasaaraddii xilkeeda loo magacaabay oo uu sheegay in ay tahay wasaarad aad u wanaagsan.
https://www.youtube.com/watch?v=brlnsgfTto0
