Hargaysa 17. June 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta ka hadlay Wada Hadalka Hargaysa ugu Soo dhamaaday Xukuumadda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay Wada Hadalka Somaliland & K.Khaatumo Isla Markaana Sheegay in La Bedelayo Magaca Somaliland DAAWO
