Gudomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda oo Ka Hadlay Sida uu ula Muuqdo Heshiiskii Khaatumo Iyo Somaliland ay Shalay Hargaysa Ku wada Gaadheen DAAWO

Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta Ka hadlay Heshiiskii ay Magaaladda Hargaysa Ku Wada Gaadheen Maamulka Kooxda Khaatumo ee uu Gadhwadeenka Ka Yahay Cali Khaliif Galaydh Iyo Xukuumadda Somaliland.

https://www.youtube.com/watch?v=vsIBc0WVymc&feature=youtu.be