
Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee abwaankii weynaa ee Cali Sugale Cigaal (Dun-carbeed), ayaa wakhtigii uu noolaa ka sheekeeyey cidda tirisay sida oo kale na iska lahayd midhaha heesta SOOMAALIYEEY TOOSOO ISKU TIIRSADA oo muddooyinkii dambe uu muran ka taagnaa cidda sameysay erayada heestaasi.
https://www.youtube.com/watch?v=gXx8qiiVOYE
