Buuhoodle 22. June 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka soo Hor jeeda Wada hadalada u Socda Somaliland Iyo Khaatumo Isla markaana ay dabada ka riixayaan Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land ayaa Magaaladda Buuhoodle waxay ku qabteen Kulan ay Ku sheegeen inay gebi ahaanba ka soo hor jeedaan Wada hadalada u Socda labada dhinac.
https://www.youtube.com/watch?v=wSjrArJhNPA&t=1s
