Istanbul 22. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha shacbiyada badan ee dalka Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan ayaa waxaa loo qiray in uu yahay muxafid ama xaafidul-Quraan kaas oo cod cajiib ah la soo baxay .
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo booqday Masaajido taariikhi ah oo ku yaala gudaha dalka Turkiga gaar ahaan magaalooyinka Konya , Izmir , Trapzon iyo Sarkarya ayaa waxa uu jameecadii Masaajidka kaga yaabsaday Tajwiidka Qur´aanka Kariimka ah .
https://www.youtube.com/watch?v=r3qdkXx88Mk

