Hargaysa 22. June 2017 (SDN/QJ):- Jamhuuriyadda Somaliland oo Weli Dunnida ka baadi goobaysa aqoonsi ay Ka Hesho ayaa dhanka Kale Waxaa Jira Sad Bursi Siyaasadeed oo Beelaha Qaar ay ku qaateen Xilalka Lagu Jaangooyo Siyaasadda Dalka,Waxaana Caddaalad daro tirsanaya Beelo ka mid ah Somaliland oo hannaanka wax loo qaybiyey aan ku qanacsanayn.
Somaliland: Saami Qaybsiga Xilalka Jaangooyada Qaranka,Sida Loo Kala Sad Bursaday & Qaabka La Rabo In doorashada Madaxtooyadda Lagu Galo DAAWO
