Oslo 24. June 2017 (SDN/QJ):- Dhibaatooyinka Dadka Soomaalida Kala Soo Dersay Nolosha dalalka Qurbuhu waa Mid tiro badan,Waalidiin badan ayaa Maanta Dhibane u ah Markii ay Dawladaha Magan gelyada siiyay ay kala wareegeen Caruurtoodii.
‘’Waan Ka Samri lahaa Caruurtayda Hadii Madfac igu Dilo Dalkaygii’’ Dhibka ay Qabaan Hooyooyinka Soomaliyeed ee Norway ee Caruurtoodii Dawladu la wareegtay DAAWO
