Muqdisho 27. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Ka hadlay Munaasibad Lagu Xusayay 57 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Mustacmarkii Ingiriiska.
https://www.youtube.com/watch?v=CEyLC5bm_yg
