Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar, ayaa baaq nabaddeed u direy dirir mar kale ka soo cusboonaatay beelaha walaalaha ah ee dega deegaanka Ceel-Afweyn ee Gobalka Sanaag, waxaana uu sida oo kale uu fariin ku aadan qaadashada kaadhka codbixinta Doorashada uu u direy shacabka ku dhaqan deegaanada gobalka Togdheer oo la filaayo in ay dhawaan ka bilaabmanto isaga oo ugu baaqey in si nabad ah loo qaato kaadhka codbixinta Doorashada.
https://www.youtube.com/watch?v=ZIUPfzdpyIM
