Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa Sheegay in aanu Jirin Xaalad Caafimaad daro oo soo Wajahday Madaxweyne Siilaanyo oo Ku Sugan Dalka Imaaraadka Waxaanu Beeniyey Warar Sheegayay in Xaalada Madaxweynuhu aad u liidato.
https://www.youtube.com/watch?v=5JwqhW8dKLY
