Boorama 06. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga WADDANI Ambassador Maxamed Xaaji Cali Cabdi, ayaa fariin culus hawada u mariyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo ku saabsan hawlahooda shaqo taasi oo ku saabsan siddii dadka looggu fududeyn lahaa hawlaha kaadh qaadashada codbixinta Doorashada.
https://www.youtube.com/watch?v=ukH-lwqC3-8
