Burco 07. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Burco Lagu qabtay Munaasibad Lagu Shaacinayay Bilowga Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha Taas oo ay ka qayb galeen Hogaanka Sadexda Xisbi qaran iyo Daneeyeyaasha Doorashooyinka Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=F4nwrNurPCI
