Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta si Rasmi ah u Soo Gabo gaboobay Imtixaankii Shahaadiga ahaa Gaar ahaan Fasalada 4aad ee Dugsiyada Sare,Waxaana Sidaas Sheegay Madaxda Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Somaliland.
“Ardaydu Markii Ay Imtaxaanka Dhamayteen Waxay Sii Gacan-Qaadeen Macalimiintii Illaalinaysay” Daa,uud Axmed Faarax & Imtixaankii Shahaadiga ahaa oo Soo dhamaaday DAAWO
