Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Boqor Raabi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa si weyn uga qeyliyey dhulkii xeyndaabka Madaarka Hargeysa oo uu sheegay in muddooyinkii dambe loo baloodheynaayey shakhsiyaad gaara, waxaana uu dhawaaq dheer u direy guud ahaan shacabka Somaliland isaga oo ka codsaday in ay si deg-dag ah ugu soo gurmadaan Garoonkaasi.
https://www.youtube.com/watch?v=Il4GXsU1X7A
