Hargaysa 08. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ”Cali Guray” ayaa Maanta ka Hadlay Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland oo si rasmi ah Maanta uga bilaabmay Gobolada Maroodijeex iyo Togdheer.
https://www.youtube.com/watch?v=3g3XDWDrRrQ
