Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi Waraabe oo ka mid ah Odayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa sheegay in la qiimo tiray Lacagta Somaliland isla markaana loo baahan yahay sidii Wax looga qaban lahaa Sicir bararka Xadhkaha goostay ee ka taagan Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=SknVq_hLW6k&feature=youtu.be
