Ceerigaabo 11. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Mudane Xasan Xuseen Nuur iyo Mas’uuliyiin Wehelisa ayaa Kormeer Shaqo ku tegay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo iyagoo Booqday Cisbitaalka Guud ee Magaaladda Ceerigaabo Isla markaana u Kuurgalay halka uu Marayo Dhismaha Cisbitaalkaasi oo dib u dhis iyo dib u habayn Lagu Samaynayo.
https://www.youtube.com/watch?v=h_yWzKxpjc0
