Burco 11. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag u cambaareeyey odey dhaqameed ka soo jeeda beesha Dogori ee Ciise oo lagu xidh-xidhay magaalada Burco ka dib markii ay go’aansadeen in ay ku soo biiraan Xisbiga WADDANI, waxaana sidaas gebi ahaan ba laga ga hor istaagay in ay yimaadaan xafladdaasi.
https://www.youtube.com/watch?v=8ooy-BocTEs
https://www.youtube.com/watch?v=sKeR7cyJ6RM
