Qorilugud 14. July 2017 (SDN/QJ):- Nin ku hadlayay af-hayeenka beesha bariga burco ayaa sheegay in ay muuse biixi taageersan yahiin looga se baahan yahay in uu guddoomiyaha xisbiga gacanta beeshaasi ku celiyo.
“Muuse Biixiyoow Waa In Aad Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Gacanta Beesha Bariga Burco Ku Soo Celisaa”, Af-Hayeenka Beesha DAAWO
