Burco 14. July 2017 (SDN/QJ):- Horaantii Todobaadkii tegay Waxaa Magaalada Burco Isugu Tegay Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani oo loo arko laba Xisbi oo Loolan adagi ka dhexeeyo.
Majaajilaystaha Caanka ah ee Sooraan ayaa Tafsiir ka bixiyey Waxyaabihii ay reer burco ku waayeen Imaatinka isku lamaan ee labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani.

