Laascaanood 14. July 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u Naxariistee Wiil Yar oo 11 Jir ah oo la Odhan Jiray Mukhtaar Faarax Bile ayaa Ku Geeriyooday Qarax Miino oo Kula Kacday Duleedka Magaaladda Laascaanood.
Qarax Miino oo Ka Dhacay Duleedka Magaaladda Laascaanood oo Sababay Dhimashada Wiil 11 Jir ah DAAWO
