Hargaysa 13. July 2017 (SDN/QJ):-Xanuunka shuban Biyoodka ayaa ka dilaacay xaafadda Cakaara ee magaalada Hargeysa,waxaana xanuunkan u jiifa laba qof oo caruur ah,waxaana sidoo kalena xanuunkan u geeriyooday wiil 13 jir ah.
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa ku hawlan sidii ay u dabar jari lahayd xanuunkan Shuban Biyoodka ah ee ka dilaacay xaafada.
https://www.youtube.com/watch?v=DVRRwScosBI
