Hargaysa 26. July 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Madax dhaqamameedka Beesha Baciido ee Habar Jeclo ayaa Sheegay in Shirweyne ay Beeshoodu kaga arrinsanayso Siyaasadda iyo Horumarka Somaliland aanu wax dib u dhac ku keenayn dagaal beeleed todobaadkii tegay ku dhex maray laba ardaa oo gobolkaasi wada dega deegaanka Dararweyne ee Degmada Ceel afweyn.
https://www.youtube.com/watch?v=e0Idj67KFSI
