Berbera 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Sheegay in Markabkii ugu Horeeyay ee Xoolaha sidaa uu Xalay ka ambo baxay Marsada Magaaladda Berbera.
Markabkii ugu Horeeyay ee Xoolaha Sida oo Xalay ka ambo baxay Dekeda Magaaladda Berbera DAAWO
