Berbera 02. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiiradda Hawlaha Guud iyo Ganacsiga ayaa Xadhiga ka Jaray Mashaariic ay Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Berbera ka fulisay Shirkada Maamusha Kaydka Haamaha shiidaalka.
‘’Waxay Lahaayeen Waa La Dhaxal Wareejinayaa’’ Wasiiro Xadhiga Ka Jaray Mashaariic ay Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Berbera ku Kordhisay Shirkada la wareegtay DAAWO
