Buuhoodle 02. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Buuhoodle ka soo degay Madaxweyne Ku Xigeenka Kooxda Khaatumo iyo Wefti uu hogaaminayo oo uu qayb ka yahay Madaxweyne ku Xigeenkii hore ee Khaatumo.
Weftigan oo Mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa Magaaladda Muqdisho ayaa waday Shirar lidi ku ah wada hadalka u socda Somaliland iyo Khaatumo.
