Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Fadhi ay Maanta Yeesheen Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Mudaneyaasha Golahaasi waxay Cod aqlabiyad ah ku ogaalaadeen Is casilaad uu Golaha u soo Gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro.
https://www.youtube.com/watch?v=2M__64mvqHw
