Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Cadaysay in aan La Dhisi Karin Lana Furi Doonin Kiniisada Magaaladda Hargaysa oo Xiisad abuurtay DAAWO

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Daboolka ka qaaday inay Xidhnaan Doonto Kiniisad ku taala Magaaladda Hargaysa taas oo markii hore la rabay in dib u dhis lagu Sameeyo Isla Markaana ay Xukuumadu Ogolaatay.

https://www.youtube.com/watch?v=cBvT_HdMfZ4