Xoghayihii Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Siyaasi Cabdi Rashiid Xasan Mataan oo Iska Casilay Xilkii Iyo Xubin-nimadii Xisbigaas iyo Sababaha Dhaliyey DAAWO

Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):-Xoghayihii Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Cabdirashiid X Mataan oo duhurnimadii maanta warfidiyeenada kula hadlay Hotel Maansoor ee Magaalada hargaysa ayaa si rasmi ah ugu Dhawaaqay Inuu Iska Casilay xilkii uu ka hayey Xisbiga Wadani iyo xubinimadiiba.

https://www.youtube.com/watch?v=9IHoWxAMiz4