|

“Muuse Biixi Iyo Xisbigiisu Inama Boobi Karo Oo Nin Nin Kama Adka Ee Yaan La Qaadin Waddo Qaldan” Siciid Sulub DAAWO

Ceerigaabo 18. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Howlaha Guud ee Dowladdii Madaxwayne Riyaale Siyaasi Siciid Sulub oo imika ka mida saraakiisha sarre ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in waddani iska saaro shakiga ah in Codka la boobayo waxaanu sheegay in saddexda xisbiga isku mid yihiin ee cida wax qaldi kartaa xukumadda tahay…

Comments are closed