Berbera 20. August 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Guud ee Ciidanka oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiinta Gobolka Saaxil Iyo Saraakiil kale ayaa tababar u soo Xidhay qaar ka mid ah Ciidanka Ilaaladda Xeebaha oo mudo afar cisho aqoon isweydaarsi ku qaadanayay xarunta Jaamacada Culuunta badda ee Berbera.
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Tababar Loogu Soo Khatimay Magaaladda Berbera DAAWO
