Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiye ay waajib tahay in Cid aan la da’a ahayn inuu u Jawaabo isagoo Sidaa u Duur xulaya Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
Waxa uu Gudoomiye Ku xigeenka Kowaad ee Xisbiga Kulmiye xusay In Laba Sababood ay u Caayaan Sida uu Yidhi Xisbiga Waddani Xisbigan uu Hogaankiisa yahay.
