Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Dooxa weyn ee magaalada Hargeysa ayaa habeenadii ugu danbeeyay waxaa uu u soo rogmaday oo ay biyuhu u soconayeen si xawliya, waxaanay inta badan uu dooxu ka soo rogmanayay roobab ka da’ay galbeedka magaalada Hargeysa.
Shacabka ku dhaqan gobolada Somaliland ayaa inta badan ka cawda biyo yaraan mana jirto wax qorshe ah oo ay u dejisay biyahaasi wasaarada u xilka saaran iyo guud ahaan qarankuba.
https://www.youtube.com/watch?v=cUBGGtNqYmc

